Wednesday, April 17, 2013

Xalka Go'aanlaawenimada ama isbadbadalka

Dadka qaarkood waa go'aan laawayaal, waxaa ku adag inay go'aan gaaraan, hadday gaaraana, waxay u nugul yihiin inay badalaan. Marka waxba ma qabsan karaan. Xalka waa inay arintaan amin walba ku jimicsadaan.

Amintaan soo socota, 20ka daqiiqo oo soo socota, waxaan qabanaa howshaan, ama lacagtaan aan bixinaa $10 aan siinaa masaakinta jidka joogta, ama wax kale oo markaas qiimo leh. Saan waa xal go'aanlaawenimada ama isbadalka tirada badan.

No comments:

Post a Comment