Waxaas nuxurka oon lahayn qaabka riyadana waa ku arkay; bacdina waxaa igu soo dhacday waa hebel oo niyad wanaagsan ama qof fiican ah.
Waxay iila muuqata tan inay tahay ruuxda qofka, mana dhimato, sababtoo ah waa qayb ka mid ah Ilaahay, Ileen Aadan Ilaahay wuxuu ku afuufay ruuxdiisa, marka jirkaan waa carro, carrada uuna ku noqonaa.
Ruuxdana Ilaahay ay u noqonaysaa, waa sababta loo dhaho Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun, ama kulu shayin yarjicu ilaa aslihi.
No comments:
Post a Comment