Qofka markay kulmaan qofay iska helaan , amintaas fikir ma jiro iyo sheekaysi, amintaas waxaa la dhahaa qacda hore, qofka laakiin ficil waa samayn karaa, laakiin fikir ma jiro. Muraaqabada kan waa heerka sadexaad. Marka koowaad waa dhaqdhaqaaqa jirka oo istaago, labaadna waa marka fikirka istaago.
Saddexda marxalad oon soo sheegnay mid ka mid ah markay maqantahay, qofka waa dhummaa. Markay joogaana wadada toosan oo iska saarnaanaa.
Labada qof markay iska helaan qacda hore, ama sida caadiga ah marka hore waxa kugu soo dhacaaya markaad qof la kulantid, waxoo dhan meeshay ku jiraan, laakiin si tartiib tartiib ah aad u ogaanaysaa, haddaad mar walba waxaas ka fikirtid.
Waxyaabaha riyada lagu arko haddii laga fikiro aqoon badan aa laga dhaxli karaa.
No comments:
Post a Comment