Saturday, April 6, 2013

Muraaqabo

Diiradda caloosha hoose waxaa la saari karaa oo kaliya miriro. Bacdi culayska kale aa loo baahanyahay si mar kale diiradda loo saaro. Laakiin miriro waa waqti badan marka laga hadlaayo sida caqliga u shaqeeyo, shaqadeeda waxay bogaataa wax ka yar bar mirir.

Bacdi waxaas miriro ka yar la arkay aa u baahan in laga fikro bacdina la isticmaalo.

No comments:

Post a Comment