Friday, April 5, 2013

Fasirashada Riyooyinka iwm

Qofka markow hurdada ka soo kaco, wuxuu ku riyooday, qayb ka mid ah waa xusuusan karaa.

Labo siyaabo ow qofka ku xusuusan karaa riyadiisa, mid waa inuu xusuusto wax dareemayaasha lagu arki karo, guri ama maqaayad iwm, midna waxa dareenka ama fikirka markaas haayay . Guriga iyo maqaayadda waxay u taaganyihiin, saas waxaa loo dhahaa waa asto.



No comments:

Post a Comment