Qofka markow qoslo, oo inta badan dhacda, markow arko labo wax ok kaaf iyo kala dheeri ah marka hore, laakiin cabbaar ka dib aan saas ahayn.
Tusaale cigaal shidaad wuxuu arkay habeen asoo safraaya geed kurtun ah, bacdi wuxuu is dhahay waa bahal fadhiya ee difaac ka gal. Marka subaxii ow ogaaday inuu kurtun yahay, marka wuxuu dhahay war kurtunow ma waxaan ku mooday, mase waxaad noqotay, mase waxaan loo noqon doonin. Sida cad kurtunka warkiisa dan kama galin, laakiin waa wax lagu qoslo.
Waxaa kaloo la mid ah nin tuugm ahaa oo TV xaday ninaa bursaday bacdina qabtay, marka wuxuu isdhahay caawa waa kuu dhammaatay, laakiin ninkii qabtay wuxuu ku dhahay waxaad ka soo tagtay kii lagu daari lahaa?
Cadaadiska waxaa dhaliya wax qofka ka dhex curanaaya, bacdina ow ku shaqaynaayo. Sida shabakad waxaas au qortay bal fiiri. Marka hadduu ogyahay inuu u baahnayn shabakadda sababtoo ah shaqooyin badan aa u yaalla.
Ogow qofka woxow leeyahay waxow shaqaysto, ee ma laha waxa ku soo dhaca.
Hadduu qaylo libaax maqlo, waxaa u furan inuu cararo ama is difaaco, laakiin uma furna inuu walwalo, tan dambe waa midduu naarta adduunyo ku galaayo ka hor intuu galin caloosha libaaxa.
Nafta qofka wadwada waa mid ka dhalanaysa waxa qofka inta badan ow maanka ku haayo iyo wuxuu suubsho. Tanaa marka xumaan ama wanaag u riixaysa.
Isbarbarbardhigga fikradaha iska soo horjeeda waa lagu qoslaa, bacdina waa dhammaatay sheekada.

No comments:
Post a Comment