Qofka asagoo socdo meel cidlo ah kalagiis, haddow qaylo maqlo, wuxuu leeyahay war maxay yihiin?
Amintaan waxay ku dhex dhalinaysaa culays.
Hadduu qofka ka fikiro maanta oo dhan gabadh ow jecelyahay, saas oo kale waxaa ku dhalanaaya culays.
Marka hadduu sheeko qosol leh dhagaysto ama fiirsado, culaysyadii waa ka dagaayaan. Waa sababta loo jecelyahay taltaliiniyaasha.
No comments:
Post a Comment