Saturday, April 27, 2013

Darajada Afaraad ee Dariiqada

Waxaan samay aan is leeyahay, haddana wax kale aan suubinaa.

Mararka qaarkood laakiin waxaan leeyahay waxaas aan suubinaa, bacidna waa suubinaa. Amintaas waxay dhacdaa markaan muraaqabada si raysa u dhamaysto.

Marka waxaan galay darajadada afaraad.
Haddana, waxaan ku noqonaa, iswaygii, bacidna waxaan arkaa anoo wada waxaan dan iigu jirin ayadoo dan badan Iga fakanayso.

No comments:

Post a Comment