Thursday, April 18, 2013

Aamusnaanta iyo Naftii Hore

Jeritaanka geddiga ah, الوجود المطلق ama naftii kalida ah, النفس الواحده, waxaa asto u ah aamusnaan.

Waxaa lagu massaalaa aamusnaanta badda hoosteeeda meesha ugu moolsan, ama buurta dhexbartamaheeda habeen bartankiis. Sababta loo dhahay iska aamus ama wax fiican sheeg, waa labo fiican mid ku jir.

No comments:

Post a Comment