Mid ka mid ah astooyinka Janada adduunyada waa qanaacada: in lagu qanco wax yar.
Astada ehlu naarka adduunyadana waa malabsi aan dhammaad lahayn. Ha socoto. Ma qancaan. Iimaan ma leh.
Qanaacada waxay ka dhalanaysaa qabsashada shaqo fiican, yo runsashada.
Camalkana wuxuu noqon karaa kii Nabi Daud, CS, in biraha la tumo. Waa jeclaa shaqadiisa sida la soo wariyay.
Qofka haddii ow qabsado shaqo ow jecelyahay, bacidna asaga wax iska taro, dadwaynahana wax ka taro, waxay siinaysaa qanaaco. Waa ka dhargaa, runtii qofkaan uma baahna macaan kale.
Ehlu naarka waxay ku jiraan anaa kaa fiican iyo anaa kaa fiican, waa sababta kalifaysa inay kursi ku dagaalaan.
Meesha ehlu Janada adduunka ay qabaan inay isku mid la yahay, waxa lagula sareeyana ay tahay isilaalinta, ama taqwada. Isilaalinta ayadaa sahasha in shaqo fiican la qabsado.
No comments:
Post a Comment