Sunday, April 21, 2013

Dadka oo dhan waa waa hal naf

Dhibka insaaniyada waxow ka kacaa markay isdhahaan aniga ma ehi qofkaan, asagana ma I aha, labo aan kala nahay; waa run waxa lagu kala duwan yahay waa camalka guud ahaan, runsashada, run sheegidda iyo isku dardaraanka gagsiga wabta hore, gaar ahaan, laakiin asal abaan kulli hal naf aa nahay, waa nafs-al-waaxidah. Marka dadka ula hadal, ulana  dhaqan inaad hal tihiin oo kale. Waa yaabaysaa run ahaanshaha arintaan.



No comments:

Post a Comment