Saturday, March 30, 2013

Sababta Guushaada waa Adiga

Muwaynta, qofka inuu dhaho mu, mar walba ow neefta bixinaayo, waxay horseedaysaa fanaa. Arintaan waa arkay. Sababtana waxaa waaye waxay culays saaraysaa caloosha hoose. Runtii aad aan ugu farxay, bacdamaa aan iswaydiiyay goormaad gashaa fana, bacdina waxaa I caddaadatay markaan dhaho mu, mar walba on hawada banaanka u saaraayo.

Runtii arintaan waa horayumar wayn.
Waxay i xusuusinaysaa markii aan isdhahay fiiro gaar ah u yeelo dareenka, dareenka!



Ma jiraan, miro laguran karo oon shaqo ka dambayn. Waxaad rabtid helidooda waa dhalinaaya shaqadaada. Tan waa iska caddahay, laakiin in ficilkaaga laga dhadhansado waa arin kale.

No comments:

Post a Comment