Friday, March 15, 2013

Neef isku Celinta iyo Shaqada

Qofka markuu neefta joojiyo, markaas wuxuu culays saaraa caloosha hoose. Tanaa waxay siinaysaa awood uu shaqooyin badan ku qaban karo.

No comments:

Post a Comment