1- Mar walba oo neef aad qaadatid, dheh kow, adoo aamusan, ama si hoose u dheh, walow tan hore ay fiicantahay, tan dambe iskaga tababaro ilaa aad ka awoodid inaad tirisid adoo aamusan , markaad neef iska saartidna labo dheh, adoo aamusan ama hoos u dhahaaya, saas ku wad. Barbaratoyda aa la dhahaa saan u neefsada.
2- Tiri kaliya markaad neef saartid, adoo dhahaaya kow, laakiin ha tirin markaad qaadatid neef. Tan waa jimicsi ay ku jimicsadaan dadka horayumaray. Mar kale, hoos u dheh ama aamusnaan u dheh adoo dhuunta culaabinaaya.
3- Tiri markaad neef qaadatid, laakiin ha tirin markaad neef saartid. Tan waxay kuu sahlaysaa inaad si fiican u baratid sida neefta loo qaato. Waxoogaa waa adagtahay. Marka habka tiringa waa sida kuwo hore oo kalay.
No comments:
Post a Comment