Saan soo sheegnay qofka markuu u fadhiisto siyaabihiii aan soo sheegay, una neefsado, waxaa la soo sheegay markuu neefta bixinaayo inuu dhaho mu, waa kalimad nafyi ah, oo macnaheeda yahay waxba, yoolka laga leeyahayna waxaa waaye in culays la saaro caloosha hoose. Dadka waxaa laga yabaa inay dhahaan amay wax ku qarsanyihiin. Waxba kuma qarsana. Waa eber.
Qoraaga wuxuu leeyahay hadii la joojiyo dhihidda mu marka la saaraayo hawada, sida la soo sheegay, waxaad galaysaa xaalad iska dagan, oo waxba jirin, haddii kelena, waa haddaad wadid mu, waxaad galaysaa xaaladda Suufiyada ay dhahaan, fana, waa tagay, فنا.

No comments:
Post a Comment