Thursday, March 14, 2013

Ka Fikirka Raadka

Fana iyo maqaamaatka kale ee Suufiyada sheegaan sidee lagu ogaan karaa? Markay sii tagaayaan aa waxay ka tagaan raad. Raadkaas aa la dareemaa ama lagu dul fakiraa, bacdina wax badan laga ogaadaa.

No comments:

Post a Comment