Qabiilka wax jira ma aha, waa wax laga fursan waayay, oo dhalanaaya markii la waayay nidaam kale oo lagu kala nabad galo.
Marka haddii qofka ka soo qaado inuu qabiil jiro, bacdina qof qabiil u xumeeyo, qofka la xumeeyay qaraabadiisa waxay leeyihiin ninkeena waa la xumeeyay. La safasho oy markii hore suubin lahayn, ay hadda suubinaayaan. Marka ninkii qofka qabiil ku xumeeyay, waa ka daray.
Marka Dadkoo dhan waa hal naf, waxay ku kala gadisanyihiin shaqadooda. Marka qofka ficilkiisa tilmaan, waxa kalena iska dhaaf.
Haddii qofka tan aamino, waa haleelaayaa.
Runtiina fikraddaan waxaad ka arki kartaa dadka caqliga badan; dadka kale waxay ula dhaqmaan sida inay ayaga isla dhaqmaayaan, waayo waa hal nafe. Nimanka saan dumarka u shukaansada ma gafaan.
Isha sawirka: timucingenc.blogcu.com
Dumarkana kama dhargaan. Waa bursadaan. Marka dadkoo dhan waa nafsul waxidah, middii kuligeen nagala abuuray, Aadam.

No comments:
Post a Comment