Friday, March 1, 2013

Bixinta Mugga Keydka Dhici kara

Cadaadisyo waxaa jira kugu riixaaya xumaan, iyo kuwo kugu riixaaya waxa fiican. Yoolka iskorjoogtaynta ama ka fiirsashada waa iska saaridda xooggaga ku riixaaya xumaanta. Qaab arintaan loo gaari karana waa bixinta hawada la bixin karo oo dhan, waxaana la dhahaa mugga kaydka la saari karo. Qaab waxaa jira loo saari karo , sug wax yar.

Haddaan la wada saarin hawada bixi karta, marnaansho laga maranyahay riixitaanka xumaanta ma dhacayso ama uma badna inay dhacdo. Tanna waa midaan bartay isku day badan ka gadaal.

Hal far waxaa saaraa xudunta midname saddex suul ka hoosaysa, bacdina waxaan xaqiijiyaa inaan neefta soo buurato meeshaas saddexda suul ka hoosaysa naf qaadashada owgeed.

No comments:

Post a Comment