Friday, May 3, 2013

Shanta Darajo ee Tosaan oo loo kuur galay

Hadda ka hor waxaan ku riyooday anoo jooga Suuqa maanoboolyo, lana subcinaaya ninaan saaxiibo ku ahayn Miniyaabolis, marka guri ow ku yimid, ow daganaa, bacdi waa iska furtay, guriga cariish ow ahaa. Marka inuu galo ow rabay. Ninka muddo dheer aan macrifo ahayn. Waxaan ku dhahay Miniyaabolis ma daganaan jirinoo? Haa waa daganaan jiray ow dhahay, waxaana ka muuqatay warka ii wad. See ku dhacday qofaan macrifo ahayn inaan isgaran wayno ama aan dhihi waayo, war macrifo aan ahaan jirnay, waxaas markaas iguma soo dhicin?

Dunidaas waxaa la dhahaa dunida riyada. Qof walba waayo aragnimo ow u o

Duni kale aa jirta waa tan maalintii oo qofka iska labisanaayo, bacidna magaalada aadaayo, shaqaysanaayo, aroosaayo, dagaalaayo, siyaaso iwm. Dunida caadiga ah.

Waa labo duni oon waayo aragnimo u leenahay.

Duni kale aa jirta oo labadaan u dhaxaysa, hurdo iyo soo jeed.

No comments:

Post a Comment