Sunday, May 12, 2013

Muraaqabada ama korjoogto qaybta lixaad

1-Markaan ku daalo qaabka fardo fuulka, waxaan u fariistaa murabac la modiifikaareeyay. Lugta fiideeda hore ku dhaji lawyaha, ama inta u dhaxaysa jilibka iyo ciribta, lugta kalena sidaas. Fadhiga intiisa kale wuxuu la mid yahay fadhigii la soo sheegay.

2- Siyaabo kale oo la fariisan karo waa inaad cagta midig saartid cajaraha ama bowdyada bidix, cagta bidixna cajaraha ama bowdyada midig saartid, ama kala hormarisid.

No comments:

Post a Comment