Marxaladda afaraad ee muraaqabada waa in la ogaaday inay jirto jiritaan kale oo ka gadisan jiritaanka caadiga ah. Dood badan aa jirta oo arintaan ku saabsan, bacdi qayb ow ka noqonaa.
Heerarkaan iilama muuqdaan kuwo si fiican u kala habaysan, laakiin waa wax laga fikiri karo.
Qofka markow ka soo baxo fana, waa tagay, waa maranyahay, ma jiraan culaysyo saaran. Shaqo ow qabsan karaa si aan lahayn arbushaad.
Laakiin amintaan waxow ogaanaa in awooddaan shaqada sida liishaaman ugu qabsan karo inay laciifto ilaa ka danto. Marka waxaa lama huraan noqonayso in la cusboonaysiiyo, ayadoo muraaqabo kale la samaynaayo. Garowsigaan waxow qofka galina heerka shanaad ee muraaqabada.
Marks qofka iskaga naqnaqsado shaqo iyo muraaqabo, waxow gaaraa xuriyo dhanka jirka ah iyo mid xagga maskaxda ah, bacdi waa iska daganyahay, dhib ma jiro.
Shaqadiisa aa markaan u ah faras ama debi ow iskaga safro si mushaax ku jiro. Tan waa darajada lixaad.
Darajada todobaad ee muraaqabada waa darajo qofka iyo naftiisa raaliyada ah ay labo kala ahayn. Waa midoobeen, bacdina waxay noqdeen hal. Markaan qofka kalama socdo, ee waa hal qof.
Amintaan qofka wuxuu ku baraarugsanyahay neeftiisa iyo qaabka ow isku sido.

No comments:
Post a Comment