Cadaadisyo waxaa jira kugu riixaaya wax la wadayaqaan, iyo kuwo kugu riixaaya wax la inkiro.
Yoolka iskorjoogtaynta ama ka fiirsashada waa iska saaridda xooggaga ku riixaaya waxaan la garanayn.
Qaab arintaan loo gaari karana waa bixinta hawada la bixin karo oo dhan, waxaana la dhahaa mugga kaydka la saari karo. Qaab waxaa jira loo saari karo , sug wax yar.
Haddii la wado saaro hawada la bixin karo, waxaa dhacaysa inay soo baxdo fitrada Ilaahay nagu abuuray, taasoo na sahlaysa inaan suubino waxa la wada yaqaan iyo la iska dhaafo waxa la inkiro. Tanna waa midaan bartay waayo aragnimo badan ka dib.
Hal far waxaan saaraa xudunta midna meel saddex suul ka hoosaysa, bacdina waxaan xaqiijiyaa inaan neef qaadashada ay soo foociso meeshaas saddexda suul ka hoosaysa xudunta. Waana isla meeshaas meesha aan gadaal riixaayo markaan hawada saaraayo, sidaan dhawaan ka hadli doono.

No comments:
Post a Comment