Monday, March 25, 2013

Neefsiga iyo Fikirka ma wada dhici Karaan.

Qofka inuu neefta tirinaayo, ayadoo la tixraacaayo, qaabkii aan so sheegnay, ama qaab kale, iyo inuu fakiro ma wada socon karaan; marka mid kaliya inuu suubiyo waaye. Ku dagaala jidka Ilaahay dhexdiida, ogaada Ilaahay maqle waaye ogaal badan.

No comments:

Post a Comment