Labo mar oo waxaa jira maskaxda la adeejin karo, labadaas mar waxaa waaye mar waa markaaad socotid, ama guud ahaan dhaqdhaqaaq ku jirtid, marna waa marka ay neefta ceshantahay.
Maskaxda saas oo kale fikir ma wado karto haddii aan dhaqdhaqaaq jirin, waayo fikir inuu socdo waxaad u baahantahay farogalin ka baxsan maskaxa. Bacdi qofkii raba inuu joojiyo fikirka maskaxda ka socda wuxuu joojin karaa dhaqdhaqaaq, bacdi hal fikir aa iska joogaayo. Yoonaankii hore arintaan waxay u isticmaali jireen daawo.
No comments:
Post a Comment