Wednesday, April 24, 2013

Dariiqada Suufiyada Mucaasarka ah

Nin hadda ka hor la fadhiya marwo qurux badan, raashin, cabitaan iyo miro tiro badan, meel raaxo leh jooga, aa wuxuu dhahay waxaa Iga maqan.

Amintaan waxaa la dhahaa bilowga baadigoobka.

Suufiyada waxay dhahaan waa dariiqo doon. Waa bilowga safarka.

No comments:

Post a Comment