1- Xiriir aa ka dhaxeeya soo jeedka iyo cadaadiska saaran caloosha hoose. Cadaadiskaan wuxuu xasiliyaa qofka. Meesha kan saaran jirka qaybtiisa sare u dhaliyo xasil la'aan iyo maahsanaan. Meesha culayska caloosha hoose saaran uu joojiyo fikirka, kala buriyana cadaadisyada jira , culayska jirka qaybtiisa sare saaran wuxuu afuufaa fikir badan, wuxuuna badiyaa cadaadisyada jira. Marka cadaadis la'aan ma ahaanaysid mararka qaarkood, maad marka cadaadiska caloosha hoose haysid?
2- Marka horay labo qaab aan soo sheegnay, mid wuxuu ahaa in diiradda la saaro meel waxoogaa ka hoosaysa xudunta, ilaa 2-3 suul. Meeshaas iska dag. Waxaa la dhahaa waa guriga ruuxda. Midna waa inaad u fariisatid si calooshaada soo taagaysa. Tan waxaan dhahnay waxay ka dhalataa in dhexda horay loo soo riixo ka dib marka simaha waxoogaa yar kor loo jeediyo.
3- Waxaa laga yaabaa in la dhaho mala un baraarugsanaanaa?. Soo jeed kaliya miyaa. Soo jeedka waa asalka qofka intuu hurdin, waa mid meesha ku jirta abadi in loo digtoonaado haddii xuriyo la rabo. Soo jeed marka intaad awoodid.
4- Waxaa kaloo caloosha hoose, oon ula jeedo, meel ka hoosaysa 2-3 suul xudunta culays lagu saari karaa neefta oo la joojiyo, marka loo fariisto mid ka mid ah siyaabaha aan soo magacdhownay.
5- Waxaa kaloo caloosha hoose cadaadis lagu saari karaa Isha saxar yar lagu qabto bacdina aan laga qaadin.

No comments:
Post a Comment