Tuesday, June 4, 2013

Ka warqab shaqadaada

Markaan u kuur galay intaan xamaashsy shalay waxaa ii soo baxday inay ahayd 5 saac. Ka badan aan u qaadan lahaa, haddii aan diiwan galin.

No comments:

Post a Comment